• Please, contribute interesting analytical writings you come across the web pertaining to Somalia and the Horn of Africa. Don't forget to include a cover image at the top of your post for visual appeal and a link to the source. You are welcome to post your own opinion pieces.
QAAMUUSKA AF‒SOOMAALIGA by Cabdalla Cumar Mansuur and Annarita Puglielli

QAAMUUSKA AF‒SOOMAALIGA by Cabdalla Cumar Mansuur and Annarita Puglielli 2012

No permission to download
Qaamuuskan oo mirihiisu yahay hawl ay qabteen dad badan oo khubara ah, wuxuu waxtar weyn u leeyahay daraasaadka ereyada af Soomaaliga (Somali lexicography); wuxuu kaloo muhiim u yahay midaynta af Soomaaliga (Somali standardisation), maadaama afkan waqti aan fogayn uun noqday af qoran (1972). Waxaa qaamuuska dhammaadkiisa lagu lifaaqay sifayn kooban oo ku saabsan naxwaha af Soomaaliga, oo loogu talaggalay in uu waxtar u yeesho adeegsiga qaamuuska. Qaamuuskan, dabcan ma aha mid matalaya heerka kamadambeyska ah ee loo sameeyn karo qaamuus af-soomaali, laakiin waxaan filaynaa in uu noqdo mid si wacan looga faa'idaysan karo mustaqbalka xagga diyaarinta qaamuusyo midkan ka baaxad weyn. Si kastaba ha ahaatee, qaamuuskan halka luqadeed qaabkiisa, markii laga eego xagga daraasaadka guud ee afafka Afrikada madow, waxaa la oran karaa in uu ka mid yahay qaamuusyada fara ku tiriska ah.
Author
Fang4
Downloads
8
Views
1,042
First release
Last update
Rating
0.00 star(s) 0 ratings
Back
Top